Ku Soo Dhawoow FIKIRKA

Wararka

  • Waa maxay tignoolajiyada 5G iyo sida ay u shaqeyso

    Waa maxay tignoolajiyada 5G iyo sida ay u shaqeyso

    5G waa jiilka shanaad ee shabakadaha mobilada, iyadoo la raacayo jiilalkii hore; 2G, 3G iyo 4G. 5G waxa loo dejiyay in uu bixiyo xawaarihii isku xidhka aad uga dheereeya shabkadihii hore. Sidoo kale, in lagu kalsoonaan karo oo leh waqtiyo jawaab celin hoose iyo awood weyn. Waxaa loo yaqaan 'Network of networks', waxaa sabab u ah inaad...
    Sii akhri
  • Waa maxay faraqa u dhexeeya 4G iyo 5G technology

    Waa maxay faraqa u dhexeeya 4G iyo 5G technology

    3G – Shabakadda mobaylada ee jiilka saddexaad waxa ay wax ka beddeshay habka aynu u wada xidhiidhno iyada oo la isticmaalayo aaladaha mobilada. Shabakadda 4G oo lagu wanaajiyay heerar xog oo aad u wanaagsan iyo khibrad isticmaale. 5G waxa ay awood u yeelan doontaa in ay bixiso mobile broadband ilaa 10 gigabits ilbiriqsi kasta daahitaan hoose oo ah dhowr millise seconds. Waa maxay...
    Sii akhri